meherso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Naag meher ku xirad. ld maharso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meherso ↴
maharso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld meherso.
mehersasho [m.f.dh]
eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
meher [m.l] (-rro, m.dh)
1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2. Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg