mehi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld mihi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehi ↴
mehin [m.dh]
ld mihin.
mihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi.
mihin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg