mehin
(m.dh)ld mihin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehin ↴
mihin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg