meleg
(m.l)ld malag¹.
meleg
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-lgay, -lagtay)ld malag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meleg ↴
calaameleg [m.l]
ld calaamberi.
malag [m.l] (-laa'ig, m.dh)
1. Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin. 2. Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado. 3. Dhimasho; wed. ld meleg¹.
malag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lgay, -lagtay; -lgi)
1. Nafley, nafta ka qaadid. 2. Nafley dhimashadeeda sabab u noqosho. ld meleg².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg