merji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi², mirgi, mirji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh merji ↴
daldal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².
maragsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
margi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld merji.
margin [m.dh]
ld merjin.
margis [m.l]
ld merjin.
marji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld merji.
marjin [m.dh]
ld merjin.
marjis [m.l]
ld merjin.
mergi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld merji.
mergin [m.dh]
ld merjin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg