miciin
(m.l)1. Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix. 2. ld miciinid. ld maciin¹.
miciin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)Cid gargaar u fidin. ld maciin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miciin ↴
agab [m.l]
1. Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay. 2. Ciirsi; miciin.
ciirsila' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Meel cidla'ah oo aan wax la miciinsado joogin.
cusko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikrad ama qodob sharci xigasho. 3. Eebbe miciin ka tuugid.
maciin [m.l]
ld miciinid.
maciin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
ld miciin².
maciindarro [m.dh]
ld miciinddarro.
maciinid [m.dh]
ld miciinid.
maciinla'aan [m.dh]
ld miciinla'aan.
maciinlaawe [m.l]
ld miciinlaawe.
maciinsad [m.l]
ld miciinsasho.
mici [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iyo, m.l/dh)
1. Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood. 2. Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.