micnayn
(m.dh)ld macnayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh micnayn ↴
macnayn [m.f.dh]
eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays.
tafsiir [m.l] (-rro, m.dh)
Fasiraad; micnayn.
tafsiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Quraan fasirid; micnayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg