midaar
(m.l)

Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.

midaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midaar

midaarid [m.f.dh]
eeg midaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg