midabgaddoon
(m.l)

Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.

midabgaddoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Wax midabkoodu beddelmay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midabgaddoon

midabgaddoomid [m.f.dh]
eeg midabgaddoon². ld midabgaddoon¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg