mideysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld midee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mideysii

midee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.

mideyn [m.f.dh]
eeg midee. ld mideysiin.

mideysiin [m.dh]
ld mideyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg