midid
(m.f.dh)

eeg mid³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midid

midiidinsi [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mididinsasho.

mid [m.l.t]
1. Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. Tus. “Labadii m. baa yimid”. 2. Dad is-raacsan oo isku ujeeddo ah. 3. Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.

mid [m.dh]
1. (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig. 2. Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.

mid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg