midigee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dhanka midig ugu xigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midigee

midigeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg midigee.

midig [m.dh] (-gyo, m.l/dh)
1. Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga. 2. Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg