midiidinsi
(Magac Lab | Noun Masculine)

ld mididinsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midiidinsi

midiidin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.

midiidin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg