mihiibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihiibi ↴
mahiib [m.l]
ld mihiibid.
mahiibi [m.dh]
ld mihiibi.
mahiibid [m.dh]
ld mihiibid.
mahiibin [m.dh]
ld mihiibin.
mihiib [Magac Lab | Noun Masculine]
1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.
mihiibid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mahiib². ld mahiib¹, mahiibid, mihiib¹ (2).
mihiibin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mihiibi. ld mahiibin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg