mihiibsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -isay)

U m.: cid hanti siin. ld mahiibsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihiibsii

mahiibsiin [m.dh]
ld mihiibsiin.

mihiibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.

mihiibsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mihiibsii. ld mahiibsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg