mihin
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihin

mehin [m.dh]
ld mihin.

mihindis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mihindisid.

mihindis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Ku m.: dhismo, farsamo iwm oo cusub soo saarid.

mihindisid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mihindis². ld mindihis¹.

mihindisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.

mihindisood [m.f.l >]
eeg mihindisoo.

mihinse [Magac Lab | Noun Masculine]
Fikrad aan dhaqan gelin oo maskaxda lagu hayo.

mohin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mihin.

mohis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mihin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg