miidaan
(m.l) (-nno, m.dh)Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
miidaan
(Magac Dheddig | Noun Feminine)Xasil. ld miidaamo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miidaan ↴
afkuxaarre [m.l] (-rrayaal, m.l/dh)
Qof cay badan oo aan hadalka u miidaandeyin.
miidaamo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo diro. 2. Nabar aan loo meel deyin oo la rido. 3. ld miidaan². 4. ld miidaamin.
miidaanday [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yay, -yday)
U m.: fal samayntii aad uga fiirsasho.
miidaandayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miidaanday.
miidaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la miidaanshay ahaansho (nafley).
miidaansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miidaansan. ld miidaansanaansho.
miidaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miidaansanaan.