miig
(Magac Lab | Noun Masculine)

Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.

miig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Xarig, dun iwm giijin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miig

miigasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigo².

miige [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.

miigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.

miigeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigee.

miigeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.

miigeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigeysan. ld miigeysnaansho.

miigeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miigeysnaan.

miiggan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg