miige
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miige ↴
miigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
miigeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigee.
miigeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.
miigeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigeysan. ld miigeysnaansho.
miigeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miigeysnaan.
miigo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miige.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg