miigeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miigeysan

miigeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigeysan. ld miigeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg