miiggan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiggan

miigganaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiggan. ld miigganaansho.

miigganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miigganaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg