miiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid. 2. Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiji

ceego [m.dh]
Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).

miijin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiji. ld miijis.

miijis [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Suuq aan sharciyeysnayn. 2. ld miijin.

miijisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley wax cunaha la qabtay ahaansho.

miijisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miijisan. ld miijisnaansho.

miijisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miijisnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg