miijisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Nafley wax cunaha la qabtay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miijisan ↴
miijisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miijisan. ld miijisnaansho.
miijis [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Suuq aan sharciyeysnayn. 2. ld miijin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg