miile
(Magac Lab | Noun Masculine)Toogeysiga wax lagu kaltamo. ld miilo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miile ↴
gaafo [m.l]
1. Waqti dheer. 2. Miileysi; kaltan. miileysi, kaltan
kaaye [m.l]
Meerto; kal; miile.
kal [m.l] (-lal, m.l)
1. Waa; goor; sano. 2. Miile.
kaltan [m.l] (-nno, m.dh)
Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.
miilasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miileysasho.
miilee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Miilo ku qaybin.
miileyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miilee.
miileysad [Magac Lab | Noun Masculine]
ld miilaysasho.
miileysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miileyso. ld miilasho, miileysad, miileysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg