miilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Miilo ku qaybin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miilee

miileyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miilee.

miil [m.l] (-lal, m.l)
1. Labada madax oo markabka ama doonta midkood. 2. Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto. 3. Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg