miilo
(Magac Dheddig | Noun Feminine)ld miile.
miilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)ld miileyso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miilo ↴
jil [m.l]
1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
meerto [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo. 2. Meermeerto; mid². 3. M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.
miile [Magac Lab | Noun Masculine]
Toogeysiga wax lagu kaltamo. ld miilo¹.
miileyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg