miin
(m.l) (-nan, m.l)Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
miin
(Magac Dheddig | Noun Feminine)Duuduubka haragga dadku yeesho, da'awgeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miin ↴
aamiin [m.dh]
ld aammiin. aammiin
aamiinsad [m.l]
ld aamiinsasho. aamiinsasho
aamiinsasho [m.dh]
ld aammiinsasho. aammiinsasho
aamiinsi [m.l]
ld aammiinsasho. aammiinsasho
aamiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld aammiinso. aammiinso
aammiin [m.dh]
Erey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld aamiin.
aammiinsad [m.l]
ld aammiinsasho.
aammiinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminso. ld aamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi, aammiinsad.
aamm aammiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Aaammiin dhihid. ld aamiinso.
afmiinshaar [m.l] (-rro, m.dh)
Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.