miinee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

1. Wax miino ku xirid, miino gelin. 2. Cid kontorobaan u dhiibid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miinee

miinayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miinee.

miinaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la miineeyey ahaansho.

miin [m.l] (-nan, m.l)
Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).

miin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Duuduubka haragga dadku yeesho, da'awgeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg