miinshaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miinshaaree ↴
afmiinshaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
miinshaareyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miinshaaree. ld miishaareyn.
miishaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reeysay)
ld miinshaaree.
miinshaar [Magac Lab | Noun Masculine]
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.
miinshaar [m.dh] (-rro, m.dh)
Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg