miiq-ruxasho
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

(daaw.) Garaac dhakhso leh oo isdhaafsan oo unugmuruqeed walba ee wadnaha uu gooni u sameeyo taasoo keenta in muruq si wadajir ah oo waxtar leh u ururo; qaybta wadnaha ka mid ah oo dhibta qabtana dhiig ma saarto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiq-ruxasho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg