miiqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)1. Wax miiqmay noqosho. 2. Qof caatoobid.
miiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)1. Dun dhuuban ahaansho. 2. Qof caatoobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiqan ↴
akson [m.l] (-no, m.dh)
(c.nafl.) Qaybta dheer ee miiqan ee unugga dareen wadka. Waxay ka soo qaaddaa unugyo dareen wade, dareen wadaha unugga jidhka, iyada oo u gudbinaysa organka dhaqdhaqaaqa ama maskaxda.
dhud [m.dh] (-do, m.l)
1. Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha laga sameeyo, middood. 2. Summan ama xargo qalab ka koobanyahay middood. 3. Maro shan mitir ah. 4. Jirrid dhuuban.
dub [m.l]
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.
keratiin [m.l]
(baay.) Koox ka mid ah borotiinnada miiqan ee laga helo timaha, baalasha, qoobobka iyo geesaha.
liilan [m.l] (-mmo, m.dh)
Dun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.
maqaar [m.l]
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa dubka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumahadhiiggu, dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo marinnada dhididka.
miiqmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiqan¹.
miiqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiqan². ld miiqnaansho.
miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.
miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. (c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin. 2. (baay.) Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani.
miiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Suuf dun ka samayn. 2. Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.