miir
(Magac Lab | Noun Masculine)1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.
miir
(Magac Dheddig | Noun Feminine)1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.
miir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Hoore gufur ka saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miir ↴
obiyum [m.l (daaw.)]
Dawo laga miiro geedka la
yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo
xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay
morfiin ku jirto.
kaalbaa [m.l]
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
naarajiin [m.dh]
1. Geedka qunbaha. 2. Saliidda laga miiro qunbaha.
uusmiir [m.l]
ld uusmiirid.
uusmiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirid.
uusmiirad [m.l]
ld uusmiirasho.
uusmiiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax la uusmiiray noqosho.
uusmiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la uusmiiray ahaansho.
uusmiirasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiro. ld uusmiirad.
uusmiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiir². ld uusmiir¹.