miirsi
(Magac Lab | Noun Masculine)

1. Quursi. 2. ld miyirsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miirsi ↴

miirsidiid [m.l.kh >]
M. ah: ruux xumo diidnimo ku sifoobay.

miirsidiidnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Miirsidiid ahaansho.

miyirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.

qamiirsi [m.l]
ld khamiirsi.

miir [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.

miir [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.

miir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hoore gufur ka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg