miirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld miyirso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miirso ↴
miyirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho. 2. Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid. 3. Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
qamiirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld khamiirso.
miir [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.
miir [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.
miir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hoore gufur ka saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg