miisaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-aanna, -aannayd)1. Wax la miisamay ahaansho. 2. Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miisaaman ↴
miisaanan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-aannaa, -aannayd)
ld miisaaman.
miisaannaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miisaaman. ld miisaannaansho.
qoran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho. 3. Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
qoran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho. 3. Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg