miisaamo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-aantay, -aamatay)Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miisaamo ↴
faraasilad [m.dh] (-do, m.l)
Shay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama 28 rodol. ld faraasilo.
miisaamasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miisaamo. ld miisaanasho.
miisaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aamatay)
ld miisaamo.
qabbaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg