miisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la miisay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miisan

cuslee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Wax miisan ku kordhin. 2. Arrin xalkeeda adkayn.

miis [Magac Lab | Noun Masculine]
1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha. 2. Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn. 3. Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.

miis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cunto beegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg