milaad
(m.dh) (-do, m.l)

Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milaad

milaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax maskax ka qiyaasid.

milaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaadi.

milaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaadso.

milaadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax maskax ka qiyaasasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg