milaadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax maskax ka qiyaasasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milaadso

milaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaadso.

milaad [m.dh] (-do, m.l)
Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg