milaal
(Magac Lab | Noun Masculine)Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
milaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milaal ↴
milaalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
milaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
milaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaal². ld milaal¹.
milaalmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaalan¹.
milaalnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaalan². ld milaalnaansho.
milaalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld milaalnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg