mililig
(Magac Lab | Noun Masculine)ld miririg.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mililig ↴
mililigeyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miririgleyn.
mililiglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld miririglee.
miririg [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
miririglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Miririg samayn. ld mililiglee.
miririgleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miririglee. ld mililigleyn.
milil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan. 2. Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
milil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho. 2. Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.