milix
(Magac Lab | Noun Masculine)Cusbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milix ↴
cusbo [m.dh]
Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
goob-milixeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.
milixayn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld milxayn.
milixaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld milxaysan.
milixaysnaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld milxaysnaan.
milixaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld milxaysnaan.
milixee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xeysay)
ld milxee.
milixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld milxee.
milixin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld milxayn.
mil [Magac Lab | Noun Masculine]
Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.
mil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.