milixee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-xeeyay, -xeysay)ld milxee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milixee ↴
goob-milixeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.
milxee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xeysay)
Wax milix ku darid. ld milixee.
milix [Magac Lab | Noun Masculine]
Cusbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg