milxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milxaysan ↴
milixaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld milxaysan.
milxaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg