min
(m.l) (-nan, m.l)1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
min
(Falkaab | Adverb)Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh min ↴
aadaminnimo [m.dh]
Aadami ahaansho. ld aadminnimo. aadminnimo
aadaminnimo [m.dh]
1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyo barashadiisa. 2. (fals.) Dhaqanka qorista (qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee ku saleysan barashada Giriigga iyo Roomaaniyiintii hore).
aadminnimo [m.dh]
eeg aadaminnimo¹. aadaminnimo
caabuq [m.l]
(daaw.) Halaamacoodka caloosha
iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
gaadaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaami. ld gaadaamis. gaadaami, gaadaamis
maacuun [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Qalabka jikada looga
adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida
suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm. suxuun, digsiyo, mindiyo
ubuc [m.dh] (-cyo, m.l)
Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada
qashinsaarka iyo taranka.
yabadhaalo [m.dh]
Carruurta ay dhasho haweeney minyaro ah.
yabaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).
daadduumin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin. daadduumi, daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin
m [m.dh]
(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.