minaawar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Markab weyn oo dagaal. 2. ld mimbar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minaawar ↴
mimbar [m.l] (-rro, m.dh)
(dii.) Meel masaajidka gudihiisa ku taal, kor u qaadan, oo qofka khudbadda wacdiga akhriyayaa fuulo, si uu u muuqdo, codkiisana loo maqlo. ld mambar, minaawar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg