minjaxaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld manjaxaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minjaxaabi

manjaxaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco. 2. Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.

minjaxaabin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjaxaabin.

minjaxaabis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjaxaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg