minqax
(Magac Lab | Noun Masculine)ld manqixid.
minqax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld manqax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minqax ↴
manqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -qixi)
Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².
manqaxi [m.l]
ld minqax¹ (1).
manqixid [m.f.dh]
eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.
minqaxwe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Wiil makhaayad ka shaqeeya oo shaaha dadka u geegeeya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg