mirif
(Magac Dheddig | Noun Feminine)Saxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirif ↴
muruf [m.dh]
ld mirif.
mir [Magac Lab | Noun Masculine]
Wax tiradoodu hal tahay.
mir [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo. 2. Habeen. 3. Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
mir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Habeen nafley cunto siin. 2. (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho. 3. Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg