miriqshaanle
(Magac Lab | Noun Masculine)

Socod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoolaha sameeyaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miriqshaanle

miriqshaanlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Dad ama xoolo miriqshaanle samayn.

miriqshaanleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miriqshaanlee. ld miriqshaanleys.

miriqshaanleys [Magac Lab | Noun Masculine]
ld miriqshaanleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg